Madaxwaynaha Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa ammaanay madaxwaynaha la doortay ee Maraykanka Donald Trump, wuxuuna sheegay in ay sahlanaan doonto...
In ka badan 100-Ruux oo Cudurka Shuban biyoodku soo ritay ayaa maalmihii ugu dambeeyay la gaarsiiyay Isbitalka deegaanka Baxdo ee...
Tababbarka oo ku saabsan is dhexgalka bulshada iyo isla xisaabtanka ayaa waxaa loo qabtay 35 shaqaale oo ka tirsan degmooyinka...
Munaasabad lagu maamusayay xuska dhalashada Nabigeena Muxamad N.N.K.H ayaa maanta lagu qabtay magaalada Nairobi, waxaana munaasabadda ka qeybgalay guddoomiyaha guud...
Iyadoo maalmihii lasoo dhaafay ay soo shaac bexeen wararka sheegaya in ciidanka Nabad Sugidda Qaranka ay magaalada Muqdisho ku xireen...
Madaxa CIA-da Mareykanka ayaa sheegay in baabi’inta heshiiska Niyuklerka Iran,isla markaana uu wado Madaxweynaha la doortay ee Donald Trump uu...
Gudoomiye Ku xigeenkii labaad ee Baarlamaankii waqtigiisa dhamaaday ayaa maanta markale kusoo baxay xubinnimada aqalka hoose ee dowlada Federaalka ah...
Shirkani caalamiga ahaa oo mudo 10 maalmood ah socoday ayna martigelisay dowladda Turkiga ayaa lagu soo geba gebeyeyeey magaaladan Antaaliya...
Dowladda Qadar ayaa ballan qaaday inay ku kabayso dhaqaalaha dalka Tuunisiya kaalmo lacageed oo dhan laba bilyan oo Doollar. Qadar...
Dagaalka ka socoda magaalada Mosul ee dalka Ciraaq ayaa sababay in qeybo ka mid ah magaaladaasi ay biyahii ka go’aan...
Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.
Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho