Maxkamadda sare ee Dalka ayaa sheegtay iney billowdeen qorshe lagu tayeynayo Maxkamadaha dalka , xilli GuddoomiyahaMaxkamadda sare & Xeer Ilaaliyaha...
Madaxweynaha dalka Talyaaniga Sergio Matarella ayaa warqadaha aqoonsiga ee Danjirenimo ka guddoomay danjiraha cusub ee Dowladda Federalka Soomaaliya u fadhin doona dalka...
Booliska iyo Hay'adaha danbi baarista Mareykanka ayaa wali baaritaan ku haya hooygii uu magaalada Columbus Ohio ka daganaa Abdirizak Ali...
Guddoomiyaha Guddiga Federal ee Hirgalinta doorashooyinka dadban Abuukaate Cumar Maxamuud Cabdulle Cumar Dhagey oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayuu...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Mohamed Ali Ahmed iyo Danjiraha Midowga Yurub u Jooga Jabuuti Adam Kolash ayaa ka wada hadlay Xoojinta...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa maanta gudoomiyay kulan wadatashi ah oo u dhaxeeyay dowladda...
Gudoonka Baarlamanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan "Jawaari" ayaa ka qeybgalay kulan looga hadlayay dardargelinta doorashooyinka aqalka hoose. Kulankaasi waxaa ka...
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Dalka Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa kulamo kula qaatay Kismaayo madaxda maamulka Jubbaland. Wafdigan oo Shalay ka...
Wasiirka wasaaradda amniga ee Dowlad Goboleedka Galmudug Cismaan Ciise Nuur Taar-dhuleed ayaa sheegay in Ciidamo xoojin ah ay u direen Dadka...
Waxaa goor dhow ka furmay xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho shir looga arrinsanayo arrimaha doorashooyinka Dalka Soomaaliya. Kulankan ayaa waxaa...
Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqasho ugu tegay askartii ku soo dhaawacantay dagaallada ka dhanka...
Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Ilyaas Sheekh Cumar, oo uu...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa magaalada Muqdisho ku saxiixay buugga tacsida ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho