Waxaa goor dhow ka furmay xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho shir looga arrinsanayo arrimaha doorashooyinka Dalka Soomaaliya. Kulankan ayaa waxaa...
Wararka naga soo gaaraya degaannada Daba galo iyo Dumaaye oo hoos taga Degmada Xarar dheere ee Gobolka Mudug, ayaa sheegaya...
Diyaarad xamuul ah oo ka duushay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ayaa shil ku gashay Gegida Diyaaradaha Joma Kenyatta Air Port...
Ciidamadda Dowladda Soomaaliya oo kaashanayo kuwa AMISOM ayaa la wareegay deegaano hoostaga dagmada Mahaday oo ay ku dhuumaaleysanayeen kooxda Al-shabaab....
Wafdigan ka soo degay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ayaa waxaa hogaaminayay xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir...
Ciidanka Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa gacanta ku soo dhigay miinoyin kooxda UGUS ay ku uruursanayeen degaan ka Ceelgaal...
Doorashada Aqalka Hoose ee ka socota magaalo madax Dowlad Gobolleedka ee Hirshabeelle ee Jowhar ayaa maanta lagu doortay seddex (3)...
Dowladda Yugaandha ayaa shaacisay inay Soomaaliya u soo dirayso in ka badan 2,000 oo Askari oo dheeraad ah, kuwaasoo qeyb...
Adeegsiga digada xoolaha oo loo isticmaalo bacrimiye dabiici oo lagu bacrimiyo beeraha, ayaa la sheegay inay leedahay faa,iidooyin farabadan oo...
War-Saxaafadeed Ma jiro go'aan ka soo baxay Guddiga Xalinta Khlaafaadka Doorashooyinka, weli baaris baa socota Mogadishu, 27 November 2016 -...
Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....
Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqasho ugu tegay askartii ku soo dhaawacantay dagaallada ka dhanka...
Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Ilyaas Sheekh Cumar, oo uu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho