Soomaaliya waxaa si hab sami leh uga socda doorashooyin Qaran, kuwaas oo ka dhacay magaalooyin kala duwan oo ka tirsan...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ,oo ay wehliyeen ku Xiggeenadiisa iyo Taliyaha Xabsiga dhexe ee Xamar...
Baarlamaanka Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta kulankoodii ugu horeeyey ku yeeshay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe. Baarlamaanka Hirshabeelle oo...
Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ayaa baaq nabadeed u diray Madaxda dowlad goboleedyada Galmudug iyo Puntland, isla markaana ka codsaday in si...
War Saxaafadeed Waxa aanu si walaac ku jirto ula soconnaa xaaladaha halista ah ee ka jira Yemen, waxa aanu cambaareyneynaa...
Dibad bax ay soo agaasimeen bahda Waxbarashada oo lagu diidan yahay dilalka qorshaysan ee loogu gaysanayo Degmada dadka indhaha u...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta furay kal fadhigi 38aad ee baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland, isagoo...
Xaaladda Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawe ayaa soo hagaageysa, isaga oo ku xanuunsan hoygiisa oo ku yaala magaalada Burco. Abwaan...
Mogadishu, 29 October 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Guddoonka Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeele ayaa sheegay in ay meel wanaagsan oo gabogabo ah ay marayso dhameeystirka xubnaha Guddiyada Baarlamaanka...
Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqasho ugu tegay askartii ku soo dhaawacantay dagaallada ka dhanka...
Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Ilyaas Sheekh Cumar, oo uu...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa magaalada Muqdisho ku saxiixay buugga tacsida ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho