Inkastoo ay sahalantahay kudhawaaqista Ururo magacyadooda iyo halkudhigoodu ka turjamayo daryeelida iyo wax uqabashada darbijiifta ayaa hadana waxaa indhaha laga...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan idiin bilaabi doonaa baahinta qoraalka Taxanaha Taariikhda doorashooyinka Soomaaliya laga soo bilaabo 1959kii - 2012 kaasi...
R/wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa la kulmay ku xigeenka Madaxa USAID ee Xafiiska u qaabilasan...
Boqortooyada Sucuudiga ayaa ku eedeeysay dagaalyahanada Xuutiyiinta ee Yemen in ay gantaal nooca riddada dheer ah ku soo rideen dhanka...
R/wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa saxiixay buugga Tacsida ee Amiirkii hore ee dalka Qadar Sheekh...
Safaaradda Wadanka Maraykanka uu ku leeyahay Magaalada Nairobe ee Dalka Kenya ayaa si ku meel gaar ah loo xiray, kadib...
Madaxweynaha Maamul-Goboleedka Soomaliyeed ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa kulan la qaatay Safiirka Wadanka ingriiska u fadhisa Soomaaliya Ms Harriet...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xarigga ka jiray Wadada Wadanaha ee magaalada Muqdisho oo ay...
kulan looga hadlayay sidii ururka dhaq dhaqaaqa iskaashatooyinka gobolka Banaadir uga qeyb qaadan lahaayeen dib u dhiska dalka iyo horumarinta...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer waxa uu saxiixay cahdiga Ururka...
Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Ilyaas Sheekh Cumar, oo uu...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa magaalada Muqdisho ku saxiixay buugga tacsida ee...
Drs Nasra Cabdisamad ayaa si qoto dheer u sharaxday muhiimadda hal-ku-dhigga loo doortay sanadkan ee xuska Maalinta Caalamiga ah ee...
Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho