Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga ee Dawlada Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Cali Qoloocaw oo Safarkiisa ay ku wehelinayeen...
Safiirka Dawladda Jabuuti u fadhiya Muqdisho Amb: Aaden Xasan Aaden oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan Ciidanka ayaa Maanta gaaray...
Safiirka Dowladda Jabuuti ee Soomaaliya Aadan Xasan Aadan ayaa u sheegay wariyayaasha isagoo ku hadlaya codka dowladdiisa in ciidamadooda jooga...
Wasiirka Gashaandhiga xukuumada federalka ah ee Soomaaliya mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa sheegay in ay qasab tahay in ay...
Ciidamadda Ammaanka Qaranka ayaa Xalay Degmada Hodon ee Gobolka Banaadir ku toogatay Mid kamid Maleeshiyaadka Kooxda AL-Shabaab oo Sargaal ka tirsan...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar, "Yuusuf-dabageed" kadib wareegta ka soo...
Saraakiil ka tirsan ciidamada AMISOM ayaa howlo kormeer ah u tegay deegaanka Ceel Baraf, kuwaasi oo ujeedka socdaalkooda ay la...
Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa u xiray maanta dallacaada haweeney kamid ah saraakiisha booliska...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan sagootin ah u sameeyay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, kaasi oo ay...
Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.
Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho