Dowladda Shiinaha ayaa lacag gaareysa $2000,000 (Laba Milyan oo Doolar) ku wareejisay Hay’adda Cunada Aduunka ee WFP oo qeyb ka...
Kulan si weyn ay u soo agaasimeen Guddi Ka kooban Ganacsato,Culumaa’udiin iyo Aqoonyahano Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koofur Afrika...
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa siminaar uga furay Akadeemiyada Jeneraal Kaahiye cutubyo ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed, kuwaas oo loo sooxuley...
Madaxweynaha Galmudug ayaa maanta dib ugu labatay Magalada Cadaado iyadoo halkaasi si diiran loogu soo dhaweeyay, waxaana uu dhagax dhigay...
Wasiirka Wasaarada Maaliyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Aadan Ibraahim Fargeeti ayaa shaaca ka qaaday in shirkad gaar ah loo xilsaaray...
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya, mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen “Odawaa” oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in...
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed hagar (Dabageed) oo saxaafadda kula hadlay Beledweyne ayaa soo dhoweeyey doorashadii shalay galab ka dhacday...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa soo dhoweeyey doorashadii ka dhacdey magaalada Jowhar ee lagu...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudana Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u hambalyeeyay hoggaanka cusub ee Maamulka Hirshabeelle oo maanta lagu...
Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa goordhaw Madaxweyne ku xigeen u doortay Cali Cabdulaahi Guudlaawe oo ka guuleystay musharaxii la tartamayay oo...
Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...
Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho