Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maalintii labaad ku sugan magaalada Cadaado ayaa kulamo looga hadlayo xal ka gaarida xiisadaha ka jira...
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa ku baaqday in laga qeyb qaato dadaalada Nabadeed ee xalka loogu raadinayo dagaalada soo laalaabtay ee...
Wafdi uu hoggaaminayo R/wasaaraha dalka Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke ayaa goor dhaweyd gaaray magaalada Cadaado. R/wasaare Cumar C/rashiid oo ay...
Gudoomiyaha baarlamanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan "Jawaari" ayaa magaalada Jowhar kula kulmay waxgarad ka soo jeeda gobollada Hiiraan...
Dalka Thailand waxaa weli ka socda baroor diiq loo sameeynayo geerida boqor Bhumibol Adulyadej oo habeen hore ku dhintay Isbitaal...
Hay’adda Dhakhaatiirta aan Xuduudda Lahayn ee MSF, ayaa ugu baaqday mar kale Dowladda Kenya iyo hay’adda Qaramada Midoobay u qaabbilsan...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Washinton Axmed Ciise Cawad iyo Safiirka Norway ee isna fadhigiisa yahay Magaalada Washinton Kare Ass ayaa...
Roob ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa saaka ka da'ay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Roobkan oo ah...
Wasaaradda arimaha gudaha iyo Federaalka ayaa sheegtay in doorashada madaxweynaha maamulka Hir-shabeelle ay dhicidoonto 16 bishan oo ku began Axada...
Maxkamad ku taala dalka India ayaa maalintii labaad u fadhida dhageysiga dawcad loo heysto dhallinyaro Soomaaliyeed oo lagu edeeyay burcad...
Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...
Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho