Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay laguna soo bandhigayay musharaxnimada xildhibaanka Qaran ee Mina Xasan Shibis ayaa maanta...
Wafdi uu hogaaminayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carteh iyo duubabka, maamulka iyo siyaasiyiinta gobolka...
Kulankan oo looga hadlayay sidii Ururka dhaq dhaqaaqa iskaashatooyinka Gobolka banaadir ay uga qeyb qaadan lahaayeen dib u dhiska Caasimadda...
Qabya qoraalka Datuurkan Dowlad Gobooledka Hiiraan iyo Sh-dhexe, oo ka kooban 7 Cutub, ayay Maanta guda galeen iney aqriyaan Ergada...
Aqoon iswaydaarisgan oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda arrimaha gudaha dawlad goboleedka Galmudug ayaa maanta magaalada Cadaado looga furay ilaa 100-Ruux...
Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 01 Oct, 2016 Qasriga Madaxtooyada maamul goboleedka Puntland ee...
Kulankan oo ay soo agaasimeen qaybaha Bulshada ayaa waxaa kala qayb galay mas'uuliyiin ka tiirsan maamulka degmada iyo Ugaas Axmed...
Gaari ayaa ku qarxay wadad hor marto xerada dadka soo barakay ee Rajo ee degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Warar...
Gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale oo kahadlay wadooyinka xiran eek u yaala magaalada...
Ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulka K/galbeed eek u sugan degmada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa gacanta ku dhigay hub...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho