Abaanduulaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Janaraal Cali Baashi Maxamed oo la hadlay Wakaaladda SONNA ayaa shaaca ka qaaday in cutubyo...
Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane iyo gudoomiye ku xigeenka dhinaca siyaasadda iyo Amniga ee gobokka Banaadir Maxamed Axmed...
Dood fool ka fool ah ayaa dhex martay musharrixiinta madaxtinnimda Mareykanka, Hillary Clinton iyo Donald Trump oo markii ugu horreysay...
Wiil asal ahaan ka soo jeeda Turkiga oo lagu eedaynayo inuu Suuq laga dukaamaysto ku dilay 5 Qof ayaa maanta...
Hawl gallo ballaaran oo lagu xaqiijinaya Ammaanka guud ee Gobolka Banaadir, ayaa Saakayto ka billoowday qaybo ka mid Magaalada Muqdisho....
Banaanbaxan ka dhacay magaalada Cadaado ayaa waxaa ka soo qaybgalay qaybaha kala duwan ee bulshada, iyagoo uga soo horjeeda tacaddiyada...
Gudiga shaqaalaha rayidka ayaa maanta si rasmi ah u doortay gudoomiyaha oo hogaamin doono shaqaalaha rayidka oo , gudoomiyaha la...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Talyaaniga....
Maamulka iyo shaqaalaha Bangiga horumarinta Islaamka oo Xaruuntiisa ku taal magaalada jidehh ee Boqortooyada Sucuudiga ayaa u sameeyay xaflad sagootin...
Maamulka Isbitaalka guud ee degmada Xudur ayaa ka deeyriyay xaaladda Isbitaalkaasi, isagoo dalbaday in lala soo gaaro Dawo lagu dabiibo...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...
Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho