Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ka daah furey qorshaha istiraatiijiyada qaranka ee ka hor...
Tababar ay fulinayaan Engineero Militiri oo ka kala socda Qaramada midoobay iyo midowga Afrika ayaa magaalada Mqudisho laga bilaabay, kaas...
Shir madaxeedka wadamada ku bahoobay urur goboleedka IGAD ayaa maanta waxaa uu ka furmi doonaa magaalada Mqudisho sida uu qorshuhu...
Sida caadadu tahay, waxaa saaka lagu tukaday ciidii carafo masaajidka ku yaal bariga magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota., halkaasoo...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka dhaqanka iyo hidaha oo looga hadlayo cayaaraha aan hidaha iyo dhaqanka...
Magaalada Jowhar waxa maanta Bulshada magaaladasi kula ciiday Wasiiro Dowladaha Maaliyada Soomaaliya iyo masuuliyiinta maamulka gobolka Shabeelaha dhexe. Barxad...
Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa gobolka Shabeelaha Hoose ugu hambalyeeyay munaasabada...
Muqdisho, 12 September 2016 Bismillahi Raxmaani Raxiim Al Salaamu Caleykum Wa Raxmatullahi wa Barakaatu Allahu Akbar, Allahu Akbar, Allahu Akbar,...
Iyadoo maanta ay tahay Maalintii koowaad ee Ciidul-Adxa ayaa waxaa Muslimiinta ku nool Magaalada Tromsø oo ay Soomaalida qeyb ka...
Iyadoo Dunida Islaamka guud ahaan maanta si weyn ay ugu socoto u dabaaldaga munaasabadda Ciidul Adxa ayaa dadweynaha kunool magaalada...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...
In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho