Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu hordhaariyo wasiirro dhawaan la magacaabay iyadoo dhinaca kalena mudanayaashu ansixiyeen qaraarka dib u eegista...
R/wasaaraha dalka ayaa dib ugu soo laabtay Muqdisho kaddib markii uu safar shaqo ku tagay magaalooyinka Cadaado iyo Garowe. R/wasaraha...
Madaxweynaha Dalka Koonfur Africa Jecob Zuma ayaa waraaqihiisa aqoonsi ee Safiirnimo ka guddoomay Danjiraha Dowladda Soomaaliya u soo magacaawday...
Kooxo badan oo xagjir ah ayaa dagaallo kula jira qaar ka mid ah dowladaha muslimiinta ee caalamka. Meelo badan ayay...
Taliska ciidanka Nabadgelyada waddooyinka ayaa ka digay in si sharcig darro ah lagu wato gaaadiidka ka howlgalla caasimadda, iyadoo ciddii...
Mogadishu, 28 November 2015 โ Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Maamulka gobolka Shabeelaha dhexe oo kaashanaya Hayโadaha samafalka ayaa kaalmo gaarsiiyay qaar ka mid ah dadkii ka barakacay fatahaadda Webiga...
Qoysaskii ka barakacay dagaalkii Gaalkacyo ayaa dhibaato nololeed waxa ay ku heysataa deegaanadii ay u barakaceen, iyaga oo baaq nabadeed...
Xildhibaanada Barlamanka Federalaka Soomaaliya oo kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa kaga dodo doono sharciga ku...
Danjiraha Soomaaliya ee dalka Indonesia ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha dalkaasi Joko Widodo, kaasi oo ka dhacay magaalo madaxda dalka...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi waxaa xafiiskiisa soo gaartay dhambaal hambalyo ah oo...
Duqeymaha cirka ee Israaโiil ayaa lagu dilay ugu yaraan 95 qof guud ahaan Gaza Khamiistii. Inta badan dhibanayaasha ayaa ahaa...
Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa si rasmi ah uga daah furay Nidaamka Mideysan ee dad dhigista Jamhuuriyadda Federaalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo xiray kulan cilmiyeedka afaraad ee Xarunta Cilmi-baarista iyo Daraasaadka ee...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho