Diyaarad xamuul ah oo ka duushay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ayaa shil ku gashay Gegida Diyaaradaha Joma Kenyatta Air Port...
Ciidamadda Dowladda Soomaaliya oo kaashanayo kuwa AMISOM ayaa la wareegay deegaano hoostaga dagmada Mahaday oo ay ku dhuumaaleysanayeen kooxda Al-shabaab....
Wafdigan ka soo degay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ayaa waxaa hogaaminayay xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir...
Ciidanka Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa gacanta ku soo dhigay miinoyin kooxda UGUS ay ku uruursanayeen degaan ka Ceelgaal...
Doorashada Aqalka Hoose ee ka socota magaalo madax Dowlad Gobolleedka ee Hirshabeelle ee Jowhar ayaa maanta lagu doortay seddex (3)...
Dowladda Yugaandha ayaa shaacisay inay Soomaaliya u soo dirayso in ka badan 2,000 oo Askari oo dheeraad ah, kuwaasoo qeyb...
Adeegsiga digada xoolaha oo loo isticmaalo bacrimiye dabiici oo lagu bacrimiyo beeraha, ayaa la sheegay inay leedahay faa,iidooyin farabadan oo...
War-Saxaafadeed Ma jiro go'aan ka soo baxay Guddiga Xalinta Khlaafaadka Doorashooyinka, weli baaris baa socota Mogadishu, 27 November 2016 -...
Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa waxa uu ku guuleystay in uu kala qaado maleeshiyo beeleed maalmahan ku dagaalamayey Duleedka Magaalada Baladweyne...
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee...
Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho