Dhismaha madbacadda qaranka ayaa waxaa uu kamid ahaa goobaha ku burburey dagaaladii sokeeye ee dalka soo maray, iyadoo mas'uuliyiinta wasaaradda...
Hay’ada SAADO ayaa maanta uga furtay magaalada Kismaayo tababar ganacsatada yar yar ee ku nool deegaanada dowlad goboleedka Jubbaland, iyadoo...
Nairobi, 18, July, 2016…..Wasaarada Maaliyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi isugu keentay khubaro ka socota maamul goboleedyada dalka...
Madaxweynaha dalka Masar Abdel Fattah El Sisi ayaa ku dhawaaqay in dowladdda Masar ay ka go’an tahay ka qeyb qaadashada...
Munasabadan oo ahayd mid lagu dhaarinayey sarakiil cusub oo ka tisan ciidanka booliska Soomaaliyeed, kuwaas oo ah dhallinyaro Jaamacadaha kaga...
Muqdisho, July 17, 2016-----Ra’iisul wasaaraha xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa tababar u soo xiray...
Shir looga hadlayo xiriirka maaliyadeed ee wasaaradda maaliyadda dowladda federaalka ee Soomaaliya iyo maamul goboleedyada dalka ayaa maanta ka furmay...
Ciidanka nabad sugidda qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa maanta soo bandhigay Rag lagu soo qabtay fal burcad nimo ah oo...
Gudoomiyaha Baarlamaanka faderaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari ayaa la kulmay qaar ka mida Jaaliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan...
Allaha u naxariistee waxaa Maanta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug lagu aasay Labo Wasiir Dowle iyo Nabadoon ka tirsan...
In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...
RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho