Ra’iisul wasaaraha Britain David Cameron ayaa sheegay inuu maanta si rasmi ah u bannaynaya xifiiska looga arrimiyo dalkaasi. Mr; Cameron...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya,Mudane Maxamed Sh Cismaan "Jawaari" ayaa booqasho ku tegey Dalka K/Afrika ,waxaana Garoonka diyaaradaha magaalada Johannseburg kusoo dhaweeyay...
Fiidnimadii caawa ayaa Qarax waxa uu ka dhacay nawaaxiga Saldhiga booliska degmada Waaberi ee gobolka Banaadir oo ku yaala wadada Maka Al-Mukarama....
Wasiirka wasaarada waxbarashada Soomaaliya Dr Cabdi qaadir Cabdi Xaashi ayaa maanta kormeeray goobaha lagu saxayo imtixaanka shahaadiga ah ee sanadkaan...
Sanad walba xilligan oo kale waxaa magaalada Columbus Ohio ee dalkan Mareykanka lagu qabtaa xaflad loogu talo galay ardada dhamaysatay...
Wafdi isugu jira Wasiiro iyo Saraakiil Ciidan oo uu hoggaaminayo Ku-xigeenka Ra'isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte...
Jeneraal Axmed Maxamed Buraale, Taliyaha Qeybta 12 Abril oo ay hoostagayeen Ciidamada Xoogga Dalka ee ku sugan Deegaanka Laantabuuro ee gobalka...
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa caddeeyay in dowladda aysan u qorsheysneen...
Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska, ayaa lagu soo dhaweeyay Banaanbax balaaran oo Maanta ka dhacay Masaajidka...
Wafdi uu hogaaminayo Wasiir ku_xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga Cabdullaahi Sheekh Cali Qaloocaw isla markaana ay ku wehliyaan agaasimaaha...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...
In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho