Taliska ciidanka AMISOM ayaa sheegay inay iska caabiyeen weerar culus oo saaka waabarigii Al-Shabaab ku qaadeen saldhig ay ku leeyihiin...
Marti qaad rasmi ah oo uu u fidiyay madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV,...
Deeqdan oo ka kooban gaadiid isugu jira noocyada gargaarka deg dega ah, gaadiidka ciidanka, booyad iyo kuwa raaxada oo ay...
Ciidamada booliska qaybta gobolka banaadir iyo ciidamada sida gaarka u tababaran ee RRT booliska ayaa habeenimadii xalay howlgalo amniga lagu...
Kooxo bistoolado ku hubeysan ayaa caawa fiidkii magalada Gaalakcyo ku dilay Guddoomiyaha ururka haweenka ee Puntland Allaha u naxariistee Dhudi...
Nadiga kubada cagta Comsed Football club Gaalkacyo Ayaa Soo gabagabeeyaay Ciyaarihi saxiibtinimo ay la Qaateen naadiyaasha heerka koowad ee Jubbaland...
Mudanayaasha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh xaruntooda golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho. Kulanka maanta oo qeyb ka...
R/wasaaraha dalka mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke iyo mas'uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay...
Fariisin ay ciidamada XDS ku lahaayeen duleedka tuulada Masaajid Cali Guduud oo ka tirsan gobolka Sh/Dhexe ayaa xalay saqdii dhexe...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...
In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho