Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa midowga afrika ee Amisom ayaa goor dhow la wareegay deegaano iyo tuulooyin ka tirsan...
Maxkamadda sare ee ciidanka qalabka ayaa maanta xukun dil ah ku riday shan qof oo afar ka mid ah ay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa rajo ka muujiyay in Xukuumadda ay ku guuleysaneyso dhismaha...
Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya oo maanta kulan ku leh xarunta golaha Shacabka ee Muqdisho waxaa hortagaya Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, si...
Xafiiska Hay’adda Qaxootiga Adduunka u qaabilsan UHNCR ee magaalada Nairobi ayaa gaadiid loogu tala galay in lagu ilaaliyo ammaanka Xeryaha...
Tartanki ciyaaraha kubbadda cagta ardayda dugsiga Jeneraal Daa’uud ayaa maanta lagu soo gebagebeeyay garoonka kubbadda cagta ee Banaadir Studium ee...
Xaflad lagusoo gaba gabeynayay shirkii looga hadlayay tayeynta qaabdhsimeedka ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee ka socday magaalada Muqdisho 3-dii maalin ee...
Munaasabadan lagu dooranayay guddoomiyaha cusub ee ururka Suxufiyiinta Gobalka Mudug ee Galmudug ayaa lagu qabtay Hotelka Embassy ee magaalada...
Shirkii caadiga ahaa ee golaha Wasiirada oo uu shir guddoominyay Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Cumar Cabdirashiid ayaa Wasaaradda Boostada iyo...
Masjid ku yaala xaafadda Garasbaaleey ee degmada Dayniile ayaa ku soo dumay shaqaale ku howlanaa dib u dayactir lagu sameynayay...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....
RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...
RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho