Taliyaha qeybta bariga gobolka Galgaduud ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaashaanle sare Axmed Maxamed Tareedisho, la hadlay Radio-Muqdisho ayaa sheegay...
Ugu yaraan 4 ruux ayaa geeriyootay saddex kale waa ay ku dhaaeacmeen kadib markii gaari nuuca Nooh loo yaqaan la...
Kal fadhiga 8 aad ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho ugu furey madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Xasan Xanafi Xaaji oo ku luglahaa dilalka...
Ardaydan oo tiro ahaan ku dhowaa 300 ayaa kala ahaa Bachelor-ka iyo Master degree ayaa ka qalin jabiyay Jaamacada Hope...
Maamulaha xarunta xanaanada agoonta Boondheere Marwo Nuurto Maxamed Caddoow oo ku hadleysa magaca macalimiinta iyo ardayda agoonta gabdhaha ah ee...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Xasan Xanafi Xaaji oo ku luglahaa dilalka...
Guddoomiyaha gobolka Baay iyo kan degmada Baydhabo ayaa maanta siwadajir ah u dhagaxdhigay Wadddo muhiim u ah marinka gaadiidka xamuulka...
Guddoomiye ku xigeenka gobolka Bari ahna ku simaha guddoomiyaha Axmed Cali Cirro oo ugu horreyn kulanka furay ayaa sheegay in...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada ee uu maanta Muqdisho ka...
Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...
Muqdisho, Soomaaliya 20, Maarso, 2026: Guddoomiyaha Golaha Sbacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasabadda Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho