March, 16 2015.......Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo maalmahan ku sugnaa magaalada Kismaayo, ayaa galabta soo gabagabeeyey...
Waxaa maalintii 2-aad galay shirka dastuurka Somalia dib loogu eegayo ee shalay ka furmay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay, kaasoo...
Tababarkani xildhibaanada haweenka ee baarlamanka Soomaaliya loogu soo xiray Magalaada Nairobi ayaa waxa uu ku saabsanaa la xisaabtanka qeybaha kala...
Ra’isul wasaare ku xigeenka dawlada federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa xariga ka jaray xarun cusub oo warbaahinta...
Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho guddiga badbaadinta ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Nusoj ayaa waxa ay sheegeen in la...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay Madaxweyne Ku Xigeenka 1-aad ee Jamhuuriyadda Burundi,...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa sheegay in wasaaradda Arrimaha gudaha ay ku dadaaleyso sidii loo...
Roma March 16, 2016….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma,arke oo booqasho rasmi ah ku...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma,arke iyo wafdi uu hoggaaminayo oo shalay Gaaray Waddanka Talyaaniga ayaa...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirri gelinta Maalgashiga Xukuumadda Soomaaliya Cabdisalan Cumar Hadliye iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa la kulmay Jaaliyadda...
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...
Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho