25 ruux ayaa ku geeriyootay 75 kalena waa ay ku dhaawacmeen markii uu qarax ka dhacay magaalada Ankara ee xarunta...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka...
Wasiirka Arimaha Gudaha ee maamulka Koofur Galbeed Soomaliya C/raxamaan ibraahim Adan ayaa maamul cusub oo shaqeyn doona muddo Lix bilood...
Milateriga dalka Nigeria ayaa sheegay inay dileen illaa 60 dagaalyahano ka tirsan Kooxda Boko Haram, kadib markii howl gal ay...
Taliska Booliska Gobolka Baay, ayaa shacabka ku dhaqan Magaalada Baydhabo ku wargeliyay, inaysan guryahooda ka kiraynin dad aan laga soo...
Wararka ka imaanaya Deegaanka Xawaadley oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Webiga Shabeelle uu biyaha ka guray,...
Kulankan oo looga hadlayay horumarinta kalluumeysatada Soomaaliyeed iyo sidii shaqo abuur loogu sameyn lahaa dhallinyarada ayuu Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka...
Madaxweyne ku-xigeenka Dawlad goboleedka Puntland Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa ka qayb galay munaasabad lagu taageerayey Madaxweynaha Dawladda Jabuuti...
Guddiga arrimaha dibadda ee barlamaanka Soomaaliya ayaa hambalyo u diray Xoghayaha Cusub ee Jamacadda Carabta Ahmed Abuu Gheit Wasiirkii hore...
Xeer ilaliyaha guud ee Qaranka ayaa sheegay in sharciga la horkeeni doono ciddii lagu helo ka ganacsiga maandooriyaha, isagoo ka...
Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta dhar loogu talagalay Ciidda u qeybiyey hooyooyin iyo carruur ku jira Isbitaalka Xoogga,...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho