Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbinaya sida gobollada dalka looga xusayo sanad guurada 56aad ee ka soo wareegtay...
Munaasabado lagu xusayo maalinta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo ku beegan 12-ka April ayaa maanta ka socoto magaalada Muqdisho iyo qaar...
Ciidamada Amniga ee Puntland ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ku soo qabtay 15 qof...
Shirka madasha wadatashiga Qaran ayaa lagu wadaa in maanta lagu soo gaba gabeeyo Muqdisho, waxaana la filayaa inay ka soo...
Shirkani oo ay soo qaban qaabiyeen xafiiska R/wasaaraha iyo wasaradda Caddaaladda isla markaana uu gacan ka geysatay bangiga aduunka ayaa waxaa looga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furay Kalfadhigii 8-aad ee...
Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS oo ay wehliyaan kuwa AMISOM ayaa maanta si buuxda ula wareegay deegaanka Bud Bud oo...
Madxafkii ugu horeeyey oo lagu keydiyo in ka badan 700 oo shey oo ay Soomaalida leedahay ayaa waxa uu ku...
Taliyaha qeybta bariga gobolka Galgaduud ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaashaanle sare Axmed Maxamed Tareedisho, la hadlay Radio-Muqdisho ayaa sheegay...
Ugu yaraan 4 ruux ayaa geeriyootay saddex kale waa ay ku dhaaeacmeen kadib markii gaari nuuca Nooh loo yaqaan la...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin kula...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo,...
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda barakeysan ee Ciidul-Adxa oo ah munaasabad xambaarsan qiime...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa hambalyo u dirtay dhammaan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho