Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo waxaana halkaasi si diirran ugu...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa meel mariyay cunaqabateyn hor leh oo lagu soo rogay dalka Waqooyiga Kuuriya, iyadoo dowladda...
Maxkamada darajadaee ciidamada qalabka sida Soomaaliya, ayaa maanta u fadhiisatay dhageysiga dacwad loo heystay Xasan Xanafi Xaaji oo ka tirsanaa...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii caadiga ahaa ee maanta mar kale su’aallo ku weydiinaya Ra’isul Wasaaraha...
Munaasabad ka dhacday Xarunta Ciidanka Amisom ee Soomaaliya ayaa wasiira amniga Gudaha Mudane Cabdirasaaq Cumar Maxamed waxa uu Midowga Yurub...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa lagu wadaa in maanta ay xukunto eedeysane Xasan Xanafi Xaaji oo loo heysto shirqoolka...
Kulanka Baarlamaanka ee maanta oo soo bilowday saakay ayaa goor dhow oo maqribnimadani ah soo gaba gaboobay, kaasi oo ay...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo ay Weheliyaan Wasiiro Ka tirsan Xukuumadda iyo Saraakiisha Laamaha amniga Dalka ayaa Maanta Hortagay Mudanayaasha...
Shirka Wasiirada Arrimaha Gudaha ee dalalka Jaamacadda Carabta ayaa goor dhow oo maanta oo Arbaco ah ka furmay Magaalada Tunis...
Wasiirka Warfaafinta dowlad goboleedka Galmudug Max’uud aadan Cusmaan Masagawaay oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ay maqleen dagaalada...
Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Al-Mahasin Foundation, ayaa si rasmi ah maanta gobolka banaadir ka...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho