Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamaanka...
Taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliya sareeya gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa tababar u soo xiray lix sarkaal oo ka tirsan...
Horjooge sare oo ka tirsan maleeshiyaadka ayaa la diley isaga iyo 10 kale oo kamid ah kooxda Alshabab kadib markii...
Ciyaatowda xulka qaranka 11 sano jirada ee Soomaaliya oo dalka Qatar ugu qeybgalay tartanka kubadda cagta ee dugsiyada wadamada Jaamacadda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u diray Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, kadib weerarkii argagixiso...
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hogaaminaayo ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada...
Howlgalkan, oo xalay laga sameeyay xaafado ka tirsan degmooyinka Yaaqshiid iyo Hilwaa ee gobolka Banaadir ayaa waxaa fuliyay ciidanka hey’adda...
Dadka reer Uganda ayaa bilaabay saaka in ay u dareeraan goobaha ay yaaliin sanaadiiqda doorashooyinka madaxtinimada ah ee dalkaasi, iyadoo...
Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maalinii labaad ku sugan magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Waddanka Itoobiya ayaa Caawa...
Aqoon kororsigan oo socon doona mudo laba maalin ah ayaa waxaa iska kaashaday wasaaradda kaluumeysiga iyo kheyraadka badda Soomaaliya iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...
Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Al-Mahasin Foundation, ayaa si rasmi ah maanta gobolka banaadir ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho