Wasaaradda isboortiga iyo dhallinyarada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in dib u dayactir guud lagu sameyn doono garoonka kubadda...
Shirka wadatashiga Qaran oo uu ka qeyb galay Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Cadaaladda, xubno ka socday Wasaaraddaha Cadaaaladda maamul gobaleedyada dalka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Ciidamadda ee Ingiriiska Penny...
Ra’iisul Wasaare ku-Xigeenka Dalka Mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa maanta ka qayb-galay xaflad lagu xusayay sanad guuradii 56aad ee ka...
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ayaa akhrinta labaad marin doono hindise sharciyeedka xanaanada xoolaha...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in hindise Sharciyeedka Axsaabta Siyaadada ay dhawan ansixiyeen Golaha Wasiiradda lana horgeynayo...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dhawaan barlamaanka la horgeynayo Qodobada Dastuurka ku jira ee dib u eegista ay ku sameeyeen...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ka qeybgalaya shirka arrimaha amniga caalamka ee Munich Security Conference (msc2016),...
Kulan oo ay ka soo qayb galeen xubno uu ka mid yahay madaxweynaha Galmudug xildhibaano, wasiirro ka tirsan maamulkaasi, madax...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa galabta yeeshay kulan gaar ah, waxaana shir guddoominayay Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...
Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho