Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray, qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka...
Ra’aysul wasaare ku xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku...
Gudoomiye Kuxigeenka Arimaha Bulshada Gobolka Hiiraan, Sheekh Xuseen Cismaan Cali oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in wax laga xumaado...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxa ay howllo lagu baacsanaayo nabad diidka Al-shabaab...
Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa dib uga bilowday dagaal u dhaxeeya laba maleeshiyo Beeleed oo wada daga...
Wafdi balaaran oo uu Hoggaaminayo Wasiirka Difaaca Sareeyo Gaas Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini oo ay wehliyan Taliyaha Ciidanka Xooga iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarunta madaxtooyada warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay danjireyaasha dalalka Jamhuuriyadda Korea...
Shirkan oo ay so agaasintay Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul aadanaha Xukuumadda soomaaliya, isla markaana uu shir guddoomninayay Ra’iisul wasaare ku-xigeenka...
Ciidamada xoogga dalka ee ku sugan gobolka Shabeelaha dhexe oo dhawaan si buuxdo ula wareegay guud ahaan degmada Aadan Yabaal...
Munaasabad darajooyin ciidan loogu xirayay Guddoomiyaha Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida iyo Guddoomiyaha darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho