Madaxweynaha Pakistan, Mamnoon Hussain, ayaa shacabka dalkiisa ku boorriyay iney ka fogaadaan xuska maalinta jaceylka ama Valentine, oo ku beegan...
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Cali Guudlaawe, oo ay wehliyaan xubno ka tirsan maamulkiisa iyo saraakiil ciidan ayaa maanta booqasho ku...
Horjooge ka tirsanaa kooxda Shabaab oo dhibaatoyin farabadan u geysan jiray bulshada ayaa lagu dilay deegaanka Ceel-qooxle ee gobolka Galgaduud....
Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka ayaa sheegtay in ay dib usoo nooleeneyso Dalxiiska Soomaaliya, si dhaqaale uga soo...
Wasiirro ka tirsan Xukuumada Somaliya ayaa ka qeyb galay xiritanka tababar ku saabsanaa la qabsahada isbadalka Cimilada oo qaar ka...
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa xariga ka jaray waddo Laami ah oo marta magaalada Baydhabo, taasi...
Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha bulshada ee Gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan Cali ayaa sheegay in uu jiro horumar dhinacyo badan oo...
Ifraax Macalin Axmed waa gabar Soomaliyed oo da’a yar ah waxeyna u olaleysa arrimaha beni’aadanimada sida wacyi gelinta ka hortaga...
Munaasabadan Xiritaanka tababarkani ku saabsanaa la qabsiga is-badalka Cimilada ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirka Caafimaadka Xukuumada Soomaaliya iyo wasiiru...
Mogadishu, 13 February 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...
Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho