Muqdisho, April 3, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka...
Wafdi ka socda beesha caalamka ayaa gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland. Wafdiga gaaray magaalada Garawe waxaa ku mid...
Muqdisho, April 3, 2016: Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuu bogaadinayaa dadaalka dheer ee Ra’iisul Wasaaraha...
Taliska ciidamaa AMISOM ayaa sheegay in horjooge ka tirsan Al-Shabaab ay xalay ku dileen hawlgal ciidammadadooda iyo kuwa dowladda Soomaaliya...
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in maamulkiisu sii kordhin doono howlgallada ka dhanka ah maleeshiyaadka Shabaab...
Wabiga Shabelle oo muddooyinkii la soo dhaafay qalalnaa ayaa biyo keenay biyo keenay waxaana laga dareemay biyaha wabiga gobollada Shabeelaha...
Magaalada London ayaa lagu qabtay kulan ay ka qeyb galeen bahda Warbaahinta ee ku kala nool qaar ka mid ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay howlgalki ay...
Wasiirka Caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya oo uu wehlinayo Wasiir ku-xigeenka caafimaadka ayaa maanta kormeeray isbitaalka Madiina, gaar ahaan qeybta saalada...
Kulankaan oo looga hadlayey la dagaallanka musuq maasuqa iyo kor u qaadidda isla xisaabtan oo uu soo qaban qaabiyey xafiiska...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb. Khadiijo Maxamed Al-Makhzoumi ayaa ugu baaqday dhammaan ururada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay adeegsaneyso dhammaan awoodaha diblomaasiyadeed, iskaashiga caalamiga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho