Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay kaga doodeen Hindise Sharciyeedka dhismaha Xisbiyada siyaasadeed ee...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay danjiraha dowladda Turkiga u fadhiya magaalada...
Shirkan maanta ka qabsoomay magaalada Muqdisho ayaa waxaa u jeedkiisu ahaa ka hadalka horumarinta Cadaaladda dalka waxaana ka qaybgalay mas’uuliyiin...
Gudddoomiye ku xigeenka howlaha guud ee maamulka gobalka Banaadir, Cabdicaziis Cilmi Cali iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta kormeer ay ugu...
Guddiga doorashooyinka dawladdda Puntland oo ka kooban 9-xubnood isla markaana uu dhowaan cod Aqlabiyad leh ay ku meel mariyey Baarlamaanka...
Xaawa Maxamuud Cali, waa gabar ka soo jeedda qoys dan yara da’deedana lagu qiyaasay 2 sano & 8 bilood,...
Howlgal xalay ciidamada Nabadsugida ay ka sameeyeen degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa lagu soo qabtay horjooge ka tirsan kooxda...
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarke, ayaa xilka qaadis ku sameeyey wasiirkii wasaaradda boostada iyo isgaarsiinta ee xukuumadda...
Munaasabad kooban oo lagu soo xirayay siminaar ku saabsanaa sidii loo tayeyn lahaa aqoonta maamulka iyo macalimiinta Jaamacadda SIU oo...
Kulankaan oo looga hadlayay sidii Bulshada looga qayb gelin lahaa hanaanka dib u eegista geedi Socodka Dastuurka , waxaa ka...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho