Bannaan bax lagaga soo horjeedo sii socoshada tahriibta bulshada Soomaaliyeed ayaa maanta ka dhacay qaybo ka mida magaalada Muqdisho. Muddaaharaadkan...
Madaxa kormeerka iyo qiimeynta ee hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Maxamuud Xasan, oo shir jaraa’id ku qabtay maanta magaalada Muqdisho, ayaa sheegay...
Howlahani baarista caafimaad iyo daweynta lacag la’aanta ah oo uu sameyey isbitalka Kalkaal ayaa waxaa ka faa’idaystay in kaban 50...
Ra’iisulwasaare ku xigeenka dalka, mudane Maxamed Cumar Carte, oo ay wehliyaan wasiirada gaashaandhigga iyo maaliyadda iyo taliyaha ciidanka xooga...
Munaasabadan oo gabagabo u aheyd Xuska sanad guurada 56 aad ee ka soo wareegtay aas aaska ciidanka xoogga dalka oo...
Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ayaa maanta laga qabtay 11 dhallinyaro ah oo doonayay in ay tahriibaan, kuwaas oo qorsheynayay in...
Haweeneey u hadashay laanta qaxootiga qaramada midoobay oo lagu magacaabo Ariane Rummery,ayaa sheegtay,in howsha baarista tirooyinka dadka la socday doonidii...
Wakiilka gaarka ah ee midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Ambassador Francisco Madeira, ayaa xafiiskiisa magaalada Muqdisho waxaa uu ku qaabiley...
Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo ay ka qeyb galeen dadweyne kala duwan ayaa lagu qabtay magaalada Karachi...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya 47 kadib ay dhacayso doorasho, tallaabadaasina ay...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho