Xoghayaha Qaramada Midoobay Bank moon ayaa cambaareeyay weerarkii Kooxda Shabaab ay ku qaaday Xero Ciidamada Kenya ay ku lahaayeen deegaanka...
Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya waxaa ka go’an inay si buuxda ugala qeyb qaadato waddamada gobolka dagaalka lagula jiro argagixisada Al...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee Jimca Waliba ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta looga hadlay Shirka ka...
15 January 2016….Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa si adag u cambaareeyey weerarkii ay kooxaha Argagixisadu saaka...
Doodan ayaa ujeedkeedu ahaa u diyaar garowga 43guurada ka soo wareegatay maalintii la dhaqan geliyey Qoridda Afka soomaaliga. Gudoomiyaha Akadeemiyada...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed eek a howlgala magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa maanta loo qeybiyay mishaaraadka Ciidamada, iyadoo sida...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tilmaamay in shirka ay ka soo bixi doonaan go’aanno muhiim u...
Kulan looga hadlayay sidii ay u wada shaqeyn lahaayeen ururrada bulshada rayidka ah iyo dowladda oo ay ka qeyb galeen...
Kaalmo lacageed oo ay iska soo uruurriyeen suxufiyiinn iyo waalidiin ku nool dalka Ingiriiska ayaa maanta la gaarsiiyay carruurtii ay...
Allaha u naxariistee Abwaan Cali Sugule Cigaal ayaa maanta lagu aasay magaalada Hargeysa. Maydka Abwaan Cali Sugule ayaa saaka laga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...
Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho