Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ka furey Madasha...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumada Mudane...
Saraakiishan ka socotay taliska guud ee ciidank xooga dalka Soomaaliyeed ee maanta kormeerey xerada 21 aad ee ciidanka xooga ay...
Qaabka war is gaarsiinta waxay ahayd baahi la soo bilaabatay nolosha aadanaha, waxaana intii aan la soo saarin Teknaloojiyada casriga...
Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed, ayaa howlgalo ka sameeyay deegaano ka tirsan degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, waxaana howlgalkaasi lagu diley...
Magaalada Kismaayo ,ee xarunta gobolka Jubada hoose ayaa maanta waxaa ka furmey shirka madashada wadatashiga qaranka kaas oo si rasmi...
Kulan ay maagaalada Qaahira, ee caasimadda dalka Masar ay ku yeesheen xubnaha baarlamaanada Jaamacadda Carabta ayaa waxaa ay ka soo...
Hey’daha qaramada midoobay oo ka shaqeeysa Soomaaliya ayaa sheegay in ay codsanayaan lacag gaaraysa 885 million oo doolar kuwaas oo...
Allaha u naxariistee, abwaan Cali Sugulle Cigaal oo can ku ahaa (Dun-carbeed) oo labo maalin ka hor ku geeriyooday magaalada...
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay soo dhoweyneysaa Safiirka dowladda Mareykanka u rashaxan inuu wakiil uga noqdo dalka Soomaaliya Mr....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...
Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho