Barnaamij looga hadlayo Taariikhda Abwaan Cali Sugulle Cigaal oo ay ka qeyb galayaan Abwaanno xildhibaan cabdi Xaashi Wariyayaal Fannaaniin iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku wajahan Saacadaha soo socda magaalada jowhar ee...
Mas’uuliyiin ka socota Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kan Maaamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe aya kormeeray Xarumaha Caafimadka Magaalada Jowhar si ay...
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka ayaa ku boorriyay Saxaafadda Madaxa bannaan in ay Mas’uuliyad iska saaraan difaaca dalka iyo Hubinta wararka...
Shirka Istiraatiijiyadda Horumarinta Warbaahinta Soomaaliyeed ayaa maalintiisii labaad ka socda magaallada Muqdisho, ayadoo ay ka qeyb galayaan wakiilo ka socda...
Marwada Madaxweynaha Sahro Cumar Xasan ayaa u istaagtay sidii ay daryeel u heli lahaayeen caruurta Soomaaliyeed ee ku dac dareeysna...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay Allaha u naxariistee geerida Abwaan Cali Sugule,...
Allaha u naxariistee waxaa dalka Imaaraadka Carabta ku geeriyooday Abwaan Cali Sugule oo ka mid ahaa abwaaniinta Soomaaliyeed ee caanka...
Majmaca Culumada Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika ayaa kulan ugu qabtay Jaaliyadda Soomaaliyeed magaalada Johannesburg, kaas oo lagu wacygalinayay Jaaliyadda gaar...
Wafdi heerar kala duwan leh oo isugu jira Wasiiro, Xildhibaanno, siyaasiyiin, ergooyin ayaa ku qul qulaya magaalada Jowhar, iyadoo ay...
Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...
Muqdisho, Soomaaliya 20, Maarso, 2026: Guddoomiyaha Golaha Sbacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasabadda Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho