R/wasaare ku xigeenka ahna ku simaha R/wasaaraha dalka mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib oo goor dhaweyd shir jaraa'id ku qabtay...
Shirkan ku saabsan horumarinta amniga oo uu shir guddoominayay Ku-simaha Ra’iisul wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee...
Kulan ay magaalada qaahira ku yeeshay wasiirka wasaarka ganacsiga iyo wershedaha Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed iyo dhiggiisa dalka Masar Daariq...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa golaha ammaanka ee qaramada midoobay ka codsaday in dalka laga qaado cuna-qabataynta...
Wasaarada Difaaca oo ragii ka danbeeyay weerar xalay lagu dilay dad shacab ah ku wareejisay maamulka Gobolka banaadir. Ciidamada Amaanka...
Kulan gaar ah oo golaha ammaanka ay ku yeesheen xarunta QM ee magaalada New York, ayaa waxaa ay warbixin ka...
Golaha ammaanka ee qaramada midoobay oo shir gaar ah ku yeeshay magaalada New York, ayaa ka shiray xaaladda Soomaaliya, shirka...
Maxkamadda darajada koobaad ee Ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta dhageysatay dacwadii loo haystay eedeysanayaal loo soo qabtay qaraxii...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo ku sugan dalka Rushka ayaa kulan la qaatay Wasiirka...
Taliyaha hogaanka Gaadiidka booliska Soomaaliyeed Gaashaanle Sare Bishaar Abshir Geedi ayaa sheegay in dib u dayactir xooggan uu ka socdo...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Gamal Maxamed Hassan, oo ay weheliyaan Wasiiru Dowlaha Wasaaradda,...
RADIO MUQDISHO:-Warbaahinta Masar ayaa si rasmi ah u shaacisay in laba qof ay dhinteen, halka 25 qof oo kalena ay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed, Mudane Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine), ayaa booqasho ku tagay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa la kulmay Ms. Åsa Regnér oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho