Saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka ee ka howlgala Gobolka Gedo ayaa faah-faahin ka bixiyay Ammaanka Magaalada Baardheere, iyadoo ay dib usoo...
Taliska Ciidanka Boliiska ayaa sheegay in si loo horumariyo Ciidankaas uu Billaabay in Ardayda ka Baxday Jaamacadaha iyo Dugsiyada sare...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ayaa sheegay in ay xoogga saarayaan Dhismaha Ciidamo Qaran oo awood u leh inay hantaan awooda...
Dowladda Soomaaliya iyo Bangiga Aduunka ayaa maanta magaalada Nairobi ku kala saxiixday heshiis mudo shan sano ah soconayo oo ay...
Wasiirka warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiisa Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa magaalada Nairobi kula kulmay mas’uuliyiinta hay’adda USAID u qaabisan Soomaaliya. Wasiirka...
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada iyo wasiiru dowlaha wasaaraddaasi ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad xarigga looga jarayay shirkad cusub...
Fanaanad da'yar oo lagu magacaabi jiray Ummu-shariif Axmed, kana tirsaneyd hobollada Qaranka Waaberi ayaa xalay ku geeriyootay magaalada Muqdisho. Agaasimaha...
Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay xaaladda Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed iyo dadaalada...
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax oo matalaya Soomaaliya ayaa magaalada Qaahira ee Xarunta dalka Masar heshiis ganacsi kula...
Ciidamada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo xalay ka sameeyay ka sameeyay inta u dhexeysa muqdisho...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa ka digay xaalad adag oo ka jirta guud ahaan dhulka...
La-taliyaha Madaxweynaha JFS ee dhinaca dhaqaalaha, ahna Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa shaaciyay in ay soo...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa kormeer shaqo ku gaaray deegaanno ka tirsan Gobolka Bakool, gaar...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in waaxyaha Gurmadka Degdegga ah iyo Caafimaadka ay diyaariyeen gaadiid iyo shaqaale ku filan, kuwaas...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho