Allaha u naxariistee waxaa maanta qabuuraha Langaanta ee Magaalada Nairobi lagu aasay Marxuum Maxamed Abshir Yuusuf Walde oo xalay ku...
Munaasabadda furitaanka isbitaalka deegaanka Bitaale ee Waqooyi Bari Gobalka Mudug ayaa waxa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan kuwa maamulka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa tacsi u diray Qoyskii, Qaraabadii iyo shacabka Soomaaliyeed geerida...
Munaasabad lagu heshiisiinayay beelo walaalo ah oo hore u dagaalamay ayaa lagu qabtay Degaanka Gadoon oo hoos yimaada Degmada Dhuusamareb. Gogosha...
Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisal Wasaare xigeenka DFS Md. Maxamed Cumar Carteh oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Washington ee dalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobeey, Ban Ki-moon, ayaa booqday xero qaxooto oo ku taalla waqooyiga Algeriya taasoo ay ku noolyihiin qaxooti...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa si rasmi ah u xiray maanta Kalfadhiga 7aad...
Wasiirada Xanaanada Xoolaha ee dalalka Masar iyo Soomaaliya ayaa Dekadda Magaalada Suweys waxa ay kusoo dhaweeyeen Markabkan siday in ka...
Guddi ka kooban maamulka deegaanka iyo bulshada rayidka ah oo gacanta ku haya dhismaha qaybta hooyada iyo dhallaanka oo lagu...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho