Kulankaan oo qeyb ka ah kulamo looga hadlayo qorsheeynta qaran ee dalka oo ay gar wadeen ka tahay wasaarada qorsheeynta...
Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ayaa saaka howlgalo ka dhan ah Al-shabab waxaa ay ka sameeyeen deegaanka Miir-taqwo oo ka tirsan...
Saraakiil Soomaali iyo Mareykanka ayaa xaqiijiyay in howlgalkii dhowaan lagu beegsaday maleeshiyaadka kooxda Alshabab ay si wadajir ah u fuliyeen...
Muqdisho, 9 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in horumarinta culuunta sayniska iyo tiknoloojiyadda...
Dhagax dhiga kuliyadii hore ee Macalimiinta Farsamada hadana laga dhigayo kuliyadaha Seyniska iyo Tiknoolajiyada kuna taala degmada Waabari ee Gobalka...
Ciidamada ammaanka dowlad goboleedka Koonfurgalbeed ee Soomaaliya ayaa maanta howlgallo ay ka sameeyeen xaafadaha magalaada Baydhabo iyo duleedka bari ee...
Shirkan looga hadlayay isku xirka hay’adaha ka shaqeeya talinta sharciga oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Cadaalladda iyo Garsoorka ee...
Faah faahin dheraad ah ayaa ka soo baxaysa weeraro xagga cirka iyo dhulka ah oo lagu qaaday fariimo maleeshiyada Al-Shabaab...
Kumanaan Soomaalida gobolka Ohio ah ayaa ka soo qeybgashay xaflad Soo dhaweeyn ah oo loo sameeyay Madaxweynaha Maamulka Puntland ...
Munaasabadabni oo lagu maamusyaayay maalinta caalamiga ah ee haweenka aduunka ayaa lagu qabtay magaalada Minneapolis gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka....
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Xamsa Aadan Xaadow, ayaa kulan la yeeshay...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Gamal Maxamed Hassan, oo ay weheliyaan Wasiiru Dowlaha Wasaaradda,...
RADIO MUQDISHO:-Warbaahinta Masar ayaa si rasmi ah u shaacisay in laba qof ay dhinteen, halka 25 qof oo kalena ay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed, Mudane Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine), ayaa booqasho ku tagay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho