Shir Caawa Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Magaalada Gaalkacyo ay ku yeesheen Golaha Wasiirada Dowlad Gobaleedka Galmudug isla markaana uu Shir...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu soo dhameystay safar shaqo oo uu...
Golaha Wasiriida ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...
Mas’uuliyin ka tirsan Dowlada Fedraalka Soomaliya, Saraakisha Ciidmada qalabka sida, Maamulka gobalka Banaadir, gudoomiyaasha degmoyinka, Fannaanin, iyo qeybaha kala duwan...
Golaha Ammaanka Q.M. oo meelmariyay dhismaha maxkamad la soo taago burcad-badeedda Soomaalida. Sidda uu qoray Wargeyska Daily Naition ee ka...
R/wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in madaxda Kenya uu kala hadlay in xadka Soomaaliya iyo Kenya aan laga dhisin darbi kala...
Dhaqdhaqaaqa Dagaal yahanada Kurdish iyo Ciidamada Mareykanka oo is garabsanaya ayaa weeraro gantaalo iyo madaafiic ka geystey dib u qabsashada...
Shirkan oo uu soo qaban qaabiyay Bangiga Aduunka ayaa waxaa looga hadlayay horumarka dhanka dhaqaalaha oo ay soomaaliya sameeysay 20-kii...
Kulankani oo ay ka qeybgaleen in ka badan 400 oo qofood loogana hadlayay doorka ay ururada bulshada rayidka ah ka...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo Maalmahaanba Booqasho ku joogay Dalka Suudan ayaa si isdaba...
Iyadoo la qaadanayo hal-ku-dhigga “Horumarka Soomaaliya”, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa martigeliyay Afur heer...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada, iyadoo uu goobjoog ahaa Madaxweyne ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho