Banaanbax looga soo horjeedo weerarkii argagixisada Al-Shabaab ay ku laayeen dad wax gal u ahaa bulshada Soomaaliyeed oo ay soo...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda beeraha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta deeq isug jirta raashin iyo makiinadda lagu shiido raashinka gaarsiiyay qaxootiga...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale oo maanta isbitaalka Madiina ku booqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii...
Maxkamadda gobolka banaadir ayaa maanta la horgeeyay eedesanayal ajaanib ah, kuwasoo lagu soo eedeyay in ay si sharci darro ah...
Xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa waxaa maanta booqday wefti balaaran oo u horkacayay wasiirka arimaha gudaha iyo amniga dalka Kenya...
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dowladda Soomaaliya iyo guddoomiyaha cusub ee gobolka banaadir ayaa kulan la qaatay mas’uulyiin ka...
Qaar ka mida wasiirada dowlad Gobaleedka Galmdug oo ay wehliyeen mas'uuliyiinta maamulka Dagmada Galkacyo ee Dowlada Galmdug ayaa kormeer ku aaddan u...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta furay shir looga arrinsanayo sharciga samaynta Maxkamadda...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Guddoomiyaha cusub ee Jaamacadda SIU oo ay soo qaban qaabiyeen Midowga Ardayda Jaamacadda ayaa waxaa ka...
Ergada Joogtada Soomaaliyeed ee Qaramada Midoobay oo ka qeybgashay doodda Golaha guud ee Qaramada Midoobay oo looga dooday, kordhinta xubaha...
Waxaa si rasmi ah u furmay Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka, kaas oo ay ka qeybgalayaan arday...
Guddoomiyaha Dalladda Culimada Dowlad Goboleedka Galmudug, Sheekh Muxudiin Yuusuf Barre, ayaa ugu baaqay ganacsatada Soomaaliyeed inay si gaar ah sanadkan...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho