Madaxweynaha Mamaulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa sheegay in kaalintooda ay ka qaadanayaan sidii u dajin loogu helin...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cismaan Maxamed Cabdi (Cismaan Daallo) oo shalay ka qeyb galay kulanka todobaadka...
Ciidanka ilaalada ee hotel Wehliye ayaa caawa qabtay oo gacanta ku dhigay sadex rag ah oo mid ka mid ah...
Wefdi balaaran oo uu horkacayay raisul wasaaraha xukumada federaalka ee Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke ayaa booqasho ku tagay...
Sareeya Gaas, Maxamed Xasan Xaamud Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Oo Dalka Ruwanda uga soo qeybgalay shirka booliska Addunka ee interbol...
M.weynaha Faransiiska Vladimir Putin ayaa hakiyey dhammaan duulimaadyadii ay diyaaradaha Xamuulka ee dalkiisa ku tagi lahaayee dalka Masar, ayada oo baarayaashu...
Wasaaradda Amniga Galmudug oo maanta 80 Askari tababar ugu soo xirtay Degmada Galinsoor kuwaasi oo ka mid naqonaya Ciidamada Booliska...
Munaasabadan lagu maamuusayay xuska 16 guuradii ka soo wareegtay markii la aasaasay Jaamacaddda SIMAD oo ku began 6-da November ee...
Akhristayaal halkani waxaan idiin ku soo gudbineynaa sawirada Wasiirka Warfafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo howlo shaqo...
Barnaamijka kulanka todobaadka oo si toos ah uga baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay maanta Baahida Caafimaad...
Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.
Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho