Degmooyinka uu maanta kormeeray gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) iyo gudoomiye ku xigeenka...
Xarunta wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha ee xukuumadda Soomaaliya waxaa maanta kulan ku yeeshay gudi heer wasiir ah oo loo xilsaaray...
R/wasaaraha dalka ayaa soo xiray shir looga hadlayay arrimaha dastuurka oo muddo Sadex maalmood ah ka socday magaalada Muqdisho. Shirkaan...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir "Maareeye" Wasiirudowlaha Wasaaradda Warfaafinta Mudane Maxamuud Cabdi Xasan...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa u diray shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaanba Muslimiinta caalamka hambalyo...
Abaan duulaha qaybta 21-aad ee ciidanka XDS G/sare C/laahi Aadan Xuseen (Cor Cirro) oo gaaray degmada Cabuudwaaq ayaa booqday ciidamo ka...
Roobabkan oo watay dabeylo aan sidaa oo xoogganeyn ayaa saacado badan oo maanta ah ka da’ayay degmada Mahadaay iyo nawaaxigeeda,...
Munaasabad lagu maamuusayay xuska maalinta calanka oo ku asteysan 12 Oktoobar ayaa lagu qabtay caasimadda dalka Kuwait. Munaasabada waxaa soo...
R/wasaare ku xigeenka dalka ayaa maanta furay kulan looga hadlayay xaaladda xuquuqul Insaanka dalkeenna, kaasoo lagu qabtay Muqdisho. Shirkan uu...
Mudaneyaal Lifaaqa hoose waxaa ku jira qodobbada xalinta mooshinka laga soo gudbiyey Madaxweynaha 12kii August 2015 ayadoo lifaaqa kalena uu...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...
Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho