Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirada xuska maalinta Calanka oo lagu qabtay Aqalka dowladda Hoose ee Xamar....
Hay'adda CISP ayaa Galkacyo ka bilowday Mashruuc lagu dayactirayo xarumo Waxbarasho “Sawiro” Mashruucaan oo isagu qeyb ka ah mashaariic la doonayo...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusman “Jawaari” ayaa maalinnimada berrito ah oo ay taariikhdu ku beegan...
Furitaanka Jaamacadda Abraar ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo uu ka mid yahay agaasimaha guud ee wasaaradda...
Madaxweynaha Jamuuriyada Soomaliyaha, Ra’isul wasaaraha dalka, gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya, xubno ka tirsan labada gole ee dowlada Soomaliya, Saraakisha Ciidamada qalabka...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Koofur Africa ayaa xalay casho sharaf u sameysay mudanayaal ka tirsan baarlamaannada Soomaaliya iyo Jabuuti. Casho...
Maantoo kale 12-kii October sanadkii 1954-tii ayeey aheyd markii ugu horreeysay ee la saaray Calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, hasa yeeshee Calanka...
Roobab lagu diirsaday ayaa xalay waxaa ay ka da’een deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan oo ay ku jirto magaalada Beledweyne...
Wasiirka warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir “ Maareeye” oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa shacabka Soomaaliyeed u...
Ayadoo loo dabaal dagayo maalinta la sameeyay calanka Soomaaliya sanadkii 1954 tii oo ay kasoo wareegtay 61 sano, waxaa si...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...
Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho