Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid Cismaan Maxamed Caddaawe oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ka warbixiyay waxqabadka maamulkiisa, wixi ka dambeeyay markii...
Muqdisho, 1 Agoosto, 2015 Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (NUSOJ) ayaa ugu baaqay maamulka Ahlu Sunna ee degmada Dhuusamareeb in sida...
Kulanka ay maanta yeesheen Baarlamaanka dawlad goboleedka Galmudug oo ay soo xaadireen ilaa 46-Xildhibaan ayaa waxaa shirgodoominayay guddoomiyaha Baarlamanka Galmudug...
Maamulka Degmada Xuddur iyo saraakiisha ciidamada xoogga dalka ayaa booqasho ku tegay magaalada Moragabeey oo dhawaan ciidamada xoogga dalka iyo...
Taliyaha ciidanka booliska Somaaliyeed iyo ergeyga Midowga Africa u qaabilsan Somaaliya ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu sagootinayay cutub ka tirsan...
Aqoon isweydaarsigaan oo ay soo qaban qaabiyeen ururka dhallinyarada Galmudug, loogana hadlayey arrimo la xiriira nidaamka Federaalka oo hadda qorshihiisu ka socdo...
Ururka Suxufiyiinta Gobollada dhexe ee Dalka Soomaaliya ayaa wax laga Xumaado ku tilmaamay Xarigga ay Culimada Ahlusunna ugu geysteen Magaalada Dhuusamareeb...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan...
Mudanayaasha Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda Xarunta golaha shacabka waxa ay uga hadli doonaa Ajandayaasha kala ah akhrinta Hindise...
Taliyaha ciidanka xoooga dalka ee gobolka Bakool Kornayl Cabdiraxmaan Maxamed Tima Cadde oo lahadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in afar...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenkii hore ee dalka Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed iyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska...
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah yeeshay ayaa ansixiyey Miisaaniyadda Qaranka ee sanadka 2026,...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanayey kuwa Sirdoonka Qaranka iyo dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheeysan oo lagu naafeynayey khawaariijta ka...
Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa kormeer shaqo ku tagay deegaanno iyo degmooyin...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho