Roobabkii deyrta ayaa galabta ka bilowday deegaano ka tirsan gobolka Mudug, waxaana deegaanada ay roobabka ka da’een kamid ah degmada...
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii uu soo gaaray garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho waxaa ku soo dhaweeyay...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha...
Barnaamishka Kulan Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka oo Todbaad walba oo Maalinta Jimcaha ah lagu Falanqeeyo Waxayaabaha...
Ku-simaha guddoomiyaha gobolka ahna guddoomiye ku-xigeenka dhanka siyaasadda ee Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye ayaa maanta kulan la qaatay...
Roobab si weyn loogu diirsadey ayaa ka da’ay nawaaxiga degmada Xuddur oo ay jirtay abaar baahsan iyo biyo la'aan. Dadka...
Diyaaradaha dagaalka ee Ruushka ayaa markii ugu horeysay duqeyn la beegsaday gobalka Homs goobaha ay ka joogaan mucaaridka la dagaalamaya...
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay ka soo qayb galeen mas’uuliyiinta Warshada cabitaanada Soda King iyo...
Guddoomiyaha Maxkamadda magaalada Hargeysa Axmed Dalmar Ismaaciil, ayaa dib xoriyadoodii u siiyey afartii fanaan ee kooxda Xidigaha geeska ee saddex...
Kulankaan oo ka dhacay xarunta degmada Waabari ee gobolka Banaadir ayaa waxaa maanta ka qayb galay marwada madaxweynaha Jamhuuriyadda marwo...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...
In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho