Wararka ka imaanaya dalka Burkina faso ayaa sheegaya in koox mudaharaadayaal ah oo taageersan Militariga inqilaabka ku qabsaday talada dalka...
Wasaaradda caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa deeq dawo ah ku wareejisay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfurgalbeed Soomaaliya, taas oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in meel fiican ay marayaan wada hadaladii u socday dowladda Federaalka...
Maamulka gobolka Shabeelaha dhexe ayaa deeq dawo ah ku wareejiyay maamulka degmada Balcad si loogu daweeyo dad uu soo ritay...
Xiisad siyaasadeed ayaa ka dhex taagan dalalka Hungary iyo Croatia oo jaar ah kadib markii dalka Croatia uu kumanaan Qaxooti...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda beeraha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta tababar ku saabsan horumarinta wax soo saarka beeraha u furey qaar...
Kulankan oo ay ka soo qaybgaleen ku dhawaad boqol qof oo matalayey bulshada qaybeheeda kala duwan ayaa looga hadlayey doorka...
Aqoon la’aani waa iftiin la’aan, waa oraah waartay oo lagu muujiyo sida jahligu ula mid yahay mugdiga, aqoontuna ula mid...
Ciyaarta loo yaqaano Kobdhoodka oo ah ciyaar dhaqameed la ciyaaro xiliyada nabadda ayaa galab kasta lagu qabtaa magaalada Muqdisho, iyadoo...
Kulan looga hadlayay adkeynta nabadda oo ay ka qeybgaleen maamulka iyo shacabka degmada Cabdicasiis ayaa lagu qabtay xarunta degmadaasi ee...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...
RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho