Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u amba baxay dalka...
Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta howlgallo amni xaqiijin ah ka bilaabay...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee Cabdiraxmaan Ibraahim Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa socdaal ku soo maray deegaanno...
Maalmihii ugu dambeeyay Magaalada Beydhabo ee xarunta Gobolka Baay waxaa ka socday howllo lagu dar-dar gelinayo soo xulista Xildhibaannada baarlamaanka...
Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta u fariisanaya ka doodista Hindise Sharciyeed shaqaala Ajaanibta Ah Kaasi oo Qeexaya Fursadaha Ubanaan Muwaadiniinta...
Mogadishu, 29 August 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Tartanka kubadda cagta ee lagu soo gabo gabeynayay tartan soo bilowday 1-dii August ee sanadkan ee loo qabtay cayaartooyda17-ka degmo...
Dooni ay ka buuxeen dad muhaajiriin ah oo ka tagtay xeebaha Libya kuna socotay Talyaaniga ayaa quustay. Mas’uuliyiinta waxa ay...
M.weynaha Dowlad Gobaleedka Gal Mudug C.kariim Xuseen Guuleed ayaa Goordhaw Madaxtooyada Maamulkaasi Galmudug Uga Dhawaaqay Golaha Cusub ee Wasiirada Ee...
Waxaa maanta lasoo gaba gabeeyay Carwaada Caalamiga ah ee Buugaagta Muqdisho oo Caasimada dalka ka socotay labadii maalin ee lasoo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi ayaa shir-guddoomiyay kulan Guddiga...
Mudanayaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 20-aad ee...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo oo laga gaaray horumarinta...
RADIO MUQDISHO:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sii xoojisay dagaalka ka dhanka ah kooxaha khawaarijta, iyadoo hawlgallo qorsheysan oo ay fuliyeen ciidammada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho