Wararka ka imaanaya Degmada Cadaado ee Gobolka galgaduud ย ayaa sheegaya in Maamulkaย Ahlusunna Waljameeca ay xireen illaa iyo sadax wariye...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa warbixin ku aaddan xaaladda ammaanka dalka, dagaalka lagula jiro nabad-diidka, dhismaha...
Shirweyne aan caadi ahayn oo ay isugu yimaadeen wadamada ku mideysan Ururka Suxufiyiinta Bariga Africa ee loo magiciisa loo soo...
Barnaamijka kulanka ย todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay mustaqbalka siyaasadda Soomaaliya iyo doorasho ka...
Maamulkaย Degmada , Waxgarad, Haween , Dhalinayaro, Cuqaal, masuuliyiin iyo dadweyne kala duwan ayaa si habsami leh uga qeyb-qaatay soo...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa damaashaadka Xeebta Liido ee degmada C/casiis, halkaasi oo ay maalinta Jimcaha ay...
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay laguna siinayay abaalmarino tartamayaal ku guuleystey tartan aqooneedka bisha Ramadan ee ka...
Maxkamad ku taalla dalka Talyaaniga ayaa xukuntay in ย Dhismaha safaaradda Soomaaliya oo ku taala magaalada Rome si rasmi ah...
Dhinacyada ka qeybgalay shirka Hiigsiga 2016-ka ayaa muujiyay sida muhiim ay u tahay in la dhameystiro howlaha uu huwanyahay hiigsiga...
Munaaasabad balaaran oo Xarig ka jaris ah ย laguna qabtay iskuulka hoose dhexe ee degaanka xaaji cali ee degmada Cadale ee...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha cusub ee...
Hayโadda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka (NCRI), oo kaashaneysa Xafiiska Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Muhaajiriinta iyo...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ayuub Ismaaciil Yuusuf, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta XFS , Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali, ayaa kulan miro-dhal ah la...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho