Munaasabadaan tababarka loogu soo xirayay qaar ka tirsan saraakiisha ciidanka booliska oo la qorsheynayo in loo wareejiyo goobaha laga xoreeyay...
Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo ka codsaday Baarlamanka mamaulkaasi in ay mudo kordhin uu u sameeyo waqtiga loogu talagalay dhismaha golaha...
Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo isgarabsanaya ayaa howlgallo shalay gelinkii dambe ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Bakool,...
Howlgaladan ciidanka amniga ay ka sameyeen degmada Afgooye iyo nawaaxigeeda ayaa waxa ay ku soo qabteen dad lagu tuhmayo inay...
Muqdisho, 18 August 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku booriyey hay’adaha dastuuriga ee dalka,...
Kulan looga soo horjeedo mooshinkii dhawaan Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya ay ka gudbiyeen Madaxweynaha Jmahuuriyada Soomaliya ayaa maanta lagu...
Wasiirka cadaaladda oo ay wehliyan taliyaha ciidanka Asluubta iyo xeer illaaliyaha guud ee Qarranka ayaa maanta dhagax dhigay warshada farsamada...
Xubnahaan ka socday Barlamanaanka Kenya ee maanta soo gaaray magaladada Muqdisho oo ka koobnaa 9 xubnood oo ka tirsan guddiga...
Maamulaha dugsiga Hoose, dhexe iyo Sare ee Banadir zone Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa sheegay in sanadkan ay dugsiga ku soo kordhiyeen...
Uruurka Marwo oo ah urur ka shaqeeya daryeelka carruurta iyo haweenka ayaa maanta kalmo lacageed gaarsiiyay haween xanuunsan oo ku ...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...
Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho