Taariikh: April 29, 2015 Ujeeddo:- Warsaxaafadeed Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalku, waxaa maantay oo ay taariikhdu tahay 29/04/2015, ay...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeyee” oo La Hadlay Radio Muqdisho ayaa...
Wafuud ay kala hoggaaminayaan madaxweynayaasha dawlad-goboleedyada Jubbaland Axmed islaan Axmed madoobe iyo Koofur-Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa maanta lagu...
Boqol (100)Ruux oo ka mid ah dadka aragga la’ ee ku nool magalaada Caasimada ah ee Muqdisho ayaa maanta maamulka...
Ra’iisal wasaare ku xigenka xukumadda Federaalka ah ee Soomaliya mudane Maxamed Cumar Carte oo ka mid ahaa dadkii ku dhawacmay...
Xaflad si heer sare ah loogu soo shaqeeyay laguna soo dhaweynayay wasiiru dowlaha arimaha dibadda iyo dhiira gelinta maalgashiga xukumada...
Kulan qeyb ka ahaa ololaha joojinta qaadka oo uu wado Abuubakar Cawaalle Qaad-diid ayaa maanta lagu qabtay xarunta jaamacada Jamhuriya...
Nigeria (SONNA) Ciidamada Milatariga dalka Nigeria ayaa shaaca ka qaaday in ay soo bad-baadiyeen ku dhawaad 293 haween ah oo...
Ciidammada Ammaanka Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa howlgallo Nabadgelyada lagu xaqiijinayo ka sameeyeeyay Duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan deegaanka...
Xaflada lagu taageerayey shirweynaha maamul u sameynta gobalada dhexe oo ay gogoshiisu taalo magaalada Cadaado ayna soo abaabuleen gabdhaha ka...
Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Nuura Mustaf Mukhtaar, iyo wafdi ay hoggaaminayso ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage, ayaa sheegay in muddadii u dhaxeysay 2022 illaa 2025...
Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay warbixin muujinaysa guulo la taaban karo oo laga gaaray dagaalka ka dhanka...
Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa dhankiisa xusay in dowladda Soomaaliya ay ka go'antahay xoojinta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho