Waxaa maalintii labaad waddooyinka waa weyn iyo goobaha loo dalxiistago ee gudaha magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya lagu arkayaa dadweyne...
Jamhuuriyadda Soomaaliya Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay Mogadishu, 18 July 2015 – Wasiirka...
Munaasabadan loogu dabaaldegayay ciidul fitriga ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Hay’adda wacyigelinta bulshada C.C.A waxaana ka soo qeybgalay maamulka degmada...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xill. Maxamud Xayir Ibraahim oo ka mid ahaa waftigii Ra’iisul Wasaaraha ku...
Ciidanka XDS ayaa dilay Sodon iyo Labo ka tirsanaa malleeshiyaadka Shabaab oo xalay soo weeraray fariisin ay ciidanku ku lahaayeen...
Soomaalida degan maggaalada Minneapolis, ayaa maanta si weyn ugu ciidday Magaaladaasi oo noqotey hoyga QurboJoogta Soomaalida, gaar ahaan racii ugu...
Waa horjoogaha ugu sareeya kooxda UGUS/Shabaab Axmed Diiriye Hey'adda nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA waxay ogeysiineysaa Shacabka Soomaaliyeed...
https://www.youtube.com/watch?v=LWi2gwV9sGU
Magaalada Gaalkacyo oo ah xarunta gobolka Mudug ayaa maanta si weyn looga ciiday, iyadoo dadweynaha ku nool magaaladaasi ay si...
R/wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, oo safar shaqo ku jooga magaalada Garowe ayaa maanta salaadda ciidda la tukaday madaxda...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....
RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...
RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho