Gudomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa maqaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Mungaab) oo ay Wehliyaan Mas’uuliyiin ka tirsan Maamullka gobalka Banaadir...
Kulankan oo lagu taageeraya Ra’isul wasaaraha Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid ayaa waxaa soo agaasimay Golaha Naafada Qaranka Soomaaliyed waxaana ka...
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka baay ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta uu Halkaa Madaxweynaha Maamulka...
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidanka Xooga Dalka Soomalaiyeed ay Saaka isku diyaarinayaan in...
Diyaaradaha aan cidna wadin ee Droneska ee Mareykanka ayaa xalay saacdu geeska afrika markii ay ku beegneyd weerar dhinaca cirka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo dhaweyn heerkeedu sareeyo loogu sameeyay xarunta madaxtooyada dalka Masar ee...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Kulankani lagu taageerayay Ra’isul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rihiid Cali Sharmaarke ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo ay...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa la...
Ugu yaraan 22 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay weerarrada Israa’iil ee Gaza tan iyo waaberigii Khamiistii ee shalay sida ay...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana lagu ansixiyey wax ka beddelka Xeerka Habka Ciqaabta...
Dowladda Federaalka Soomaaliya,ayaa ku dhawaaqday musharaxnimadeeda ee Kursiga Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (AU PSC) ee muddo-xileedka 2025–2028....
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho